(Sawirro) Dad badan oo ku dhintay rasaas lagu furay dad dhigayey dibed cabasho ah

Booliska Myanmar ayaa rasaas ku furay dad dibadbaxyo ka dhigayay dalkaas kuwaasoo kasoo horjeeda militeriga xukunka la wareegay. Shaqaalaha caafimaadka waxay sheegeen in ugu yaraan 18 qof ay ku dhinteen dibad-baxyada. Waa dibadbaxyadii ugu dhimasho badnaa ee ka dhaco Myanmar tan iyo bishii Febraayo markii xukunka si afgembi ah ula wareegeen militeriga. Laamaha amniga ayaa … Continue reading (Sawirro) Dad badan oo ku dhintay rasaas lagu furay dad dhigayey dibed cabasho ah